Xagee Loo Socdaa?!

waxaa loo socdaa meeshaad u socoto, waxaad go'aan ku qaadatay inaadan socon? mise waxaa go'aan lagu qaatay inaadan socon? intuba waa macquul, laakiinse hadaad adiga tahay qofka sidaas go'aanka ku qaatay; oo macnaheedu yahay...inaad xal u heli waydo mushkilado ama caqabado yar yar oo faraca ka xirma walaal, jaalle Soomaaliyeey marka adigaa jiran daawadaadana ma rabtid waxaad rabtaa in daawadaada aad ka heshid markii la isku cagaarto adigoo aamusan ma rabtid inaad ragaaga adeegsato oo ay daawo kuu keenaan? waaqwaaq waxay ku taalaa jasiirada WAAQWAAQ meelna kama soo gasho casrigaan hadda lagu nool yahay ee caqlaaniga ah, hadaad raggaagii koonayaasha ku xirtay saa ma awoodaan inay isla meel taagaan kuwaan u ordaya inay ku cunaane, sidee rabtaa..geesh maxaa kaaga baxay? ma anigaa i weydiisay ...Aboow..Massago!
Geesh