Friday, December 5, 2008

Afkaarta dabada la haysto oo ay daba taagan yihiin Aydiyolajiyado kala duwan oon marnaba awoodin inay meel dhexe isugu yimaadaan si ay u dhisaan dal iyo dad ayaa loo baahan yahay!
baahidaas waxaa sii adkeeyay xaalada BeecWashiraada ah ee ay soomaaliya mareyso ee u ogolaanaysa kii raba inuu wax iibsado uu iibsado Dadkiisa kana fogeynaysa kii daacad ah.

No comments: